Xisbiga Wadajir

Source: https://wadajirparty.org

Archived: 2026-04-23 16:47

Xisbiga Wadajir
Ku Soo Dhawoow Xisbiga Wadajir
Asal iyo Iftiin
Faahfaahin
Nagu Soo Biir
Ku Deeq
Xisbiga Wadajir
Xisbiga Wadajir waxa lagu aasaasay magaalada Muqdishu taariikhdu markii ay aheyd Juun 2016, Xisbiga waxaa aasaasay rag iyo dumar Soomaaliyeed oo muddo 10 sano ka badan ku soo dhex jiray siyaasadda Soomaaliya kuwaas oo wadaaga hiigsi mideysan kaddib markii ay dood dheer ka yeesheen mustaqbalka dalka waxa ay go'aansadeen in ay aragtiyahooda u bedelaan waxqabad siyaasadeed.
Faahfaahin
Mabaadii'da Guud
Waa xilligii Soomaalidu xallin laheyd dhibaatoyinkooda iyaga oo caqli iyo xikmad isticmaalaya
Sharafta Qaranka
Dhowrista madaxbanaanida, doonista wadajirka iyo ilaalinta sharafta qaranka Soomaaliyeed si loo soo celiyo haybadii Qaranimo iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed
Himilooyinka Shacabka
Isutaaga xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed
Dareenka Waddaniyadda
Dib u soo noolaynta dareenkii wadaniyadeed, iskuduubnidii iyo nabad ku wada noolanshihii ummada Soomaaliyeed
La Dagaalanka Mususqa
La dagaalanka eexda, musuqmaasuqa, qabyaaladaysiga, xagjirnimada, ku takrifalka hantida iyo awoodda Qaranka
Dib U Heshiisiinta
Did u billaabidda dadaallo badan oo dib-u-heshiisiin ah, ka hortagga fikradaha xagjirnimada iyo sidoo kale isticmaalka awood si loo helo awood siyaasadeed
Xuquuqda Biniaadanka
Dhowrista Xaqa muwaadinka iyo ka hortaga taciyada lidka ku ah xuquuqda aadanaha
Baro
Hoggaamiyaha
Xisbiga
C/raxmaan C/shakuur Warsame waa hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir iyo musharraxa madaxweynaha mustaqbalka Soomaaliya
Faahfaahin
Ma dooneysaa isbedel Siyaasadeed?
Nagu Soo Biir
Wararka
18 Aug 2021
Xisbiga Wadajir oo dib u bilaabay ololaha doorashada(Masawirro)
Xisbiga Wadajir ayaa dib u bilaabay ololaha doorashada iyadoo xisbigu dib ugu dhejiyey Boorar jidadka waaweeyn iyo isgooysyada magaalada muqdisho.
Boorarka hogaamiyaha xisbiga Wadajir ahna murashax Madaxw...
Sii Akhri
21 May 2021
Shirka golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyin ka oo Magaalada Muqdisho ka furmaya.
Maalinnimada Sabtida ah ee 22 ka bisha May ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo magaalada muqdisho shirka Wadatashiga doorashada dalka ee u dhexeeya madaxda soomaalida si loo gaaro heshiis loo dhanya...
Sii Akhri
03 Jul 2019
Xisbiga Wadajir oo si weeyn u xusay maalinta xornimada iyo israaca Soomaaliya ee 1da July(Sawirro).
Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir ayaa xaflad si weeyn agaasimay eeyna kasoo qeeyb galeen madax badan ku qabtay magaalada Muqsiho....
Sii Akhri
02 Apr 2019
Masuuliyiin ka socday Xisbiga Wadajir ayaa wada hadallo miradhal ah la yeeshay madax ka tirsan dalka aan walaalaha nahay ee Masar
Wafdi ka tirsan Xisbiga Wadajir oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweeyne ee Xisbiga ayaa wada hadalo la yeeshay madax ka tirsan dalka Masar....
Sii Akhri
07 Nov 2018
Xisbiga Wadajir oo walaac ka muujiyey Musuqa iyo takrifalka dhaqaalaha dalka ee dowlada ka dhex jira
Xisbiga Wadajir wuxuu walaac wayn ka muujinayaa hufnaanta hay'adaha maaliyadda
dalka. Qoraalka ka soo baxay xafiiska Xisaabiyaha Guud wuxuu cadeyn u yahay...
Sii Akhri
02 Sep 2018
War saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir.
Xisbiga Wadajir ayaa War saxaafadeed kasoo saaray Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, war saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan hoose....
Sii Akhri
Keydka Wararka
Ma jeceshahay Soomaaliya oo Barwaaqo ah?
Ku Deeq
Albumka Sawirrada
Keydka Sawirrada