Macluumaadka Caafimaadka ee ku qoran Soomaali (Somali) | Vermont Department of Health
Archived: 2026-04-23 17:16
Macluumaadka Caafimaadka ee ku qoran Soomaali (Somali) | Vermont Department of Health
Skip to main content
MENU
x
CLOSE
Translations for you
Macluumaadka Caafimaadka ee ku qoran Soomaali (Somali)
Health Information in Many Languages
(Arabic) المعلومات الصحية باللغة العربية
(Dari) معلومات صحی دردری
(Pashto) روغتیایي معلومات په پښتو
Amakuru yerekeye Amagara y'Abantu mu Kirundi
Información de salud en Español (Spanish)

Renseignements médicaux en Français (French)
Stay Safe in Hot Weather
Stay Safe When the Air Quality is Poor
Stay Safe When There is a Flood
नेपालीमा स्वास्थ्यसम्बन्धी जानकारी (Nepali)
ကျန်းမာရေး သတင်းအချက်အလက်များ မြန်မာစာ (Burmese)
Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadkan ama aad rabto turjubaan, wac 800-464-4343 si aad u hesho taageero lacag la'aan ah. Riix 1 si aad u hesho turjubaan lacag la'aan ah.
Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)
Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay
Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.
Sida loo isticmaalo jadwalka hoose
Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo
Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.
Isticmaalka Google Translate
Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.
Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate
Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?
Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir
[email protected]
si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.
Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.
Translated Title
English Title
Sort descending
Language
Isbedelada Muhiimka ah ee Sharciga Kursiga Baabuurka ee Vermont
Changes to Vermont’s Car Seat Law - Somali
Somali (Soomali)
802 Smiles Oggolaanshaha Adeegyada (Qaybta 3 aad)
802 Smiles Consent for Services (Tier 3) - Somali
Somali (Soomali)
802 Smiles Oggolaanshaha Adeegyada (Qaybta 4 aad)
802 Smiles Consent for Services (Tier 4) – Somali
Somali (Soomali)
802 Smiles Oggolaanshaha Adeegyada (Qaybta 1 aad iyo 2 aad)
802 Smiles Consent for Services (Tiers 1 and 2) - Somali
Somali (Soomali)
802 Smiles Foomka Oggolaanshaha iyo Macluumaadka Dheeraadka ah ee ku saabsan SDF
802 Smiles SDF Consent Form - Somali
Somali (Soomali)
988 Isdilka iyo Masiibooyinka Khadka Lifeline
988 Suicide and Crisis Lifeline - Somali
Somali (Soomali)
Bayaanka Helitaanka
Accessibility Statement - Somali
Somali (Soomali)
Jaheynta Hore ee Vermont ee Daryeelka Caafimaadka
Advance Directive for Health Care - Somali
Somali (Soomali)
Feejignaan: Haku dabaalin — Heerar Sare oo Bakteeriya ah
Alert: Do not swim. High levels of bacteria - Somali
Somali (Soomali)
DIGNIIN: Korarka halista caafimaadka ee laga dhaxlo qaniinyada kaneecada deegaankaan.
ALERT: Increased health risk from mosquito bites in this area - Somali
Somali (Soomali)
Hab Aan Qaali Ahayn oo Xanuun La'aan ah oo Lagu Daweeyo Ilka Bololka - muuqaal
An Inexpensive and Painless Way to Treat Tooth Decay - Somali
Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarunta Hoy ah iyo Xarun Loogu Talagalay Ilmaha
Application for License to Operate a Lodging Establishment or Children’s Camp - Somali
Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto
Application for License to Operate a Manufactured Food Establishment - Somali
Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto Tafaariiqda ah
Application for License to Operate a Retail Food Establishment - Somali
Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Furashada Xarunta Adeegga Cuntada ee Mudada Kooban
Application for License to Operate a Temporary Food Establishment - Somali
Somali (Soomali)
Feejignaw Habeenkii
Be Bright at Night - Somali
Somali (Soomali)
Noqo qof caqli badan
Be Tick Smart - Somali
Somali (Soomali)
Fatahaadda
Before & After the Flood - Somali
Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Ogolaanshaha Shaacinta Diiwaanada Caafiimaad Ee Wakiilka Shashki Ahaaneed
Board of Medical Practice, Authorization for Release of Medical Records by Personal Representative - Somali
Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Oggolaanshaha Fasaxidda Diiwaanada Caafimaadka Ee Cidda Haysa Awoodda Matalaadda
Board of Medical Practice, Authorization for Release of Medical Records by Power of Attorney - Somali
Somali (Soomali)
Wax badan oo ku saabsan Google Translate
Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.
Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.
Last Updated:
August 5, 2024