Portal:Fiisikis - Wikipedia
Jump to content
Ka Wikipedia
Hiddaha iyo Dhaqanka
Sooyaal
Juqraafi
Taariikh
Xisaab
Saynis
Bulsho
Farsamo
Falsafad
Diimaha
Tusmo
Cunto
Saynis
Taariikh sayniska
Falsafad Saynis
Xisaab
Fiisikis
Kimistari
Baayooloji
Cilmi Fallag
bedel
Fiisikis
A stylized depiction of a Lithium atom.
Dowr sawir.
Fiisigis
waa erey
Giriig
ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (
Carabi
:فيزياء
Ingiriis
: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska. Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM,
Taagta Walxaha
Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma).
σ = F/A
Hadii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, hadii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.
bedel
Maqaalo xul ah
Diffusion
waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Hadii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, hadii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Hadii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.
Sii aqri..
).
bedel
Wararka fiisikis
Portal:Fiisikis/War
bedel
Nuucyada fiskis
Portal:Fiisikis/Nuucyada
bedel
Mashaariic wiki
Portal:Fiisikis/Mashaariic wiki
bedel
Maqaalo cusub
Portal:Fiisikis/Maqaalo cusub
bedel
Sawirka xulka
Sawir muujinaya Godad madmadoow
bedel
Aqoon yahanno fikiska
Albert Einstein
waxa uu ahaa nin aad ugu takhasusay cilmiga fiisikiska waxa uu dhashay 14 marso,
1879
. Waxa uu dhintay 18 Abril,
1955
. Waxa uu u dhashay wadanka
Jarmalka
aabihii iyo hooyadiiba waxay ahaayeen yuhuud waxa uu helay dhalashooyinka
maraykanka
iyo iswiisarland waxa uu ku guulaystay 1921 abaal marinta looyaqaano nobelka kadib markii la'asaasay dawladda Israaiil waxaa loosoo bandhigay in uu noqdo.madaxwaynaha.israaiil.laakiin wuu diiday.isaga oo jeclaa in aanuu dhexgelin siyaasada waxa uu in badan kahadlay in yahuuda iyo falastiiniyiintu ay nabad kuwada noolaadaan falstiin.
waxa uu ku dhashay magaalada olam laakiin nolashiisa inta badan waxa uu ku qaatay magaalada muyinkh aabihii waxa uu kashaqayn jiray baalka lagasameeyo barkimooyinka.
in kasta oo uu ahaa yuhuudi hadana waxa uu wax kabartay dugsiga bilawga ha ee ay maamuli jiraty kaniisadda kaatooligga laakiin wuu diiday oo wuu kasoo horjeeday, fikarada ilaaha qofka ah, sidookale waxa uu kasoo horjeeday, diin oodhan subxaana laah, albert waxa uu kusoo caanbaxay ama uu heerka kagaadhay waa cilmiga Fiisikiska oo si wayn loogu qadariyo ilaa hada waxaa kale oo uu bartay garaaca muusiga, waxaa kaloo lagu xusuustaa E=mc2
... (
Sii aqri..
).
bedel
Ma ogtahay ...
Portal:Fiisikis/Ma ogtahay
bedel
Xusuus Abriil
Portal:Fiisikis/Xusuus/Abriil
Xusuus dhaaraad ah
bedel
Qaybaha
Portal:Fiisikis/Category
bedel
Tix-raac website
Portal:Fiisikis/Tixraac
bedel
Liiska maqaalada
Portal:Fiisikis/Liis
bedel
Maqaalo fiisikis ah
Portal:Pisikis/Maqaalo fiisikis
bedel
Boraal bahwadaag ah
Portal:Fiisikis/Bahwadaag
bedel
Bortal kale
Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada
Bulshada
Hiddaha iyo Dhaqanka
Cuntada
Cilminafsi
Dhaqaalaha
Siyaasadda
Waxbarasho
Juqraafi
Taariikh
Sharci
Af-maal
Fikir
Falsafad
Qaaradaha:
Aasiya
Afrika
Antarktika
Ooshiyaaniya
Latin Ameerika
Woqooyiga Ameerika
Yurub
Portal Bahwadaag la ah:
Carabta
Hiddaha iyo Dhaqanka
Af-Soomaali
Siyaasadda
Sidoo kale:
Soomaaliya
Bulsho
Hooyga
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)
Waxaa laga keenay "
Qeybaha
Fiisikis
Portal
Portal
Fiisikis
Hadal ku dar
US