Wikipedia:Bogga Isticmaalaha - Wikipedia
Jump to content
Ka Wikipedia
Boggaan
Wikipedia:Xeerka Wiki
Qaybta
Af-Soomaaliga
Waxaa soo gala dad farabadan oo wax ku qora waxaana jira halbeeg la adeegsado oo ah xoriyad ayaan dareemayaa wax alla wixii aan rabo baan qorayaa.
Marka maaha sidaas ee qor wax macquul ah oo dadka ay isku raaci karaan iskana hubi waxa aad qortay.
Bogga Isticmaalaha
Boggaan wuxuu gaar uyahay bulshada wikipedia. Waa halka ay kada xiriiraan. waxaad ku qori kartaa macluumaad kasta ee
Macquul ah
loolama jeedo boggaan ee waa boggaada gaarka ah.
"Xogta aad qoreeyso waa ineey ahaa taaa xog macquul ah "
Maxaa lagu qori karaa boggaada gaarka
wax ka badal xogta
S=== Habka laguwada xiriiro ===
Iyadoo weliba ay jiraan linkiyo lagu dhejiyey dhanka bidix kuwaasoo kugu caawinaya ama kugu qasbaya dhanka Insokolobedhiyaha, waxaad gashan kartaa linkiyadaada gaarka ah si ay kuugu fududaato isu gooshka bogagga kale.
Muujinta wax qabadkaada
wax ka badal xogta
Waxaad ku cadayn kartaa maqaalada aad qortay ama aad hagaajisay ama kuwa aad damacsantahay inaad samayso. taasi waxay tilmaan ka siinaysaa wax qorayaasha wikiga habka aad wax udooneeyso ama aad wax u qortid waxaaba laga yaabaa in ay gacan kaa codsadaan ama ay gacan ku siiyaan adiga. Maxaa yeelay insaykolobedhiyaha wuxuu dhiiri galinayaa wax bedelka wadajirka ah.
Isku tilmaaka habka sanaadiiqda
wax ka badal xogta
Iyadoo ay ka mid tahay xeerarka insokolobedhiyaha qarinta magacaada hadana waxaa kuu suurgal ah adeegsiga bogga si aad utusto xoogaa indha nuursi ah. Sidaasna waxaa sameeyey inbadan oo ka mid ah wax qorayaasha. Waxaana usabab ah arrinkaas kala fogaanta wax qorayaasha ee insaykolobedhiyaha. Adeegsiga
Sanaadiiq gaar ah
ee kuu suura galinaysa:
Tan waxay tilmaameeysaa caqiidadaada (Muslim-Masiixi-Yahuudi-Diin+laaway)
Tan waxaad ku muujinaysaa dalkaada iyo qaaradaada
Waxay tilmaameeysaa heerkaada aqooneed
Waxay tilmaamaysaa ra'yigaada siyaasadeed
Waxaad ku tilmaamaysaa waxaad ka hesho
Gadeegsade
Barta
Caafimaad
Tusaale:
{{Gudagale barta caafimaad}}
Sidoo kale eeg
Adeegyo iyo sanaadiiq kale
Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay
wax ka badal xogta
Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay. waxaa laga yaabaa inaad mashquul tahay oo aadan haynin waqti gaar ah waxaadna adeegsan kartaa
Tusmada ah:
Mashquul
taasoo aad ula jeedo inaad mashquul tahay wararkana aad ka jawaabi doonto goor dhow. Tusmadaana waxaad dhigaysaa bogga isticmaalaha
Mashquul
waxaad dareemaysaa ahmiyadda uu leeyahay boggaada inta aadan howshaada gudagalin ee insaykolobedhiyaha waxaadana ka baran doontaan wax aadan halkaan ku sheegin.
Midabka saxiixaada
wax ka badal xogta
Haddii aadan samaynin magacaada waxaa dhacaysa in saxiixaada uu noqdo Guduud (casaan) haddii aad samaysidna uu noqdo Buluug
Waxaa laga keenay "
Qeybaha
Xeerka Wiki
Soomaali Wikipedians
Sanduuqa isticmaalaha
Wikipedia
Bogga Isticmaalaha
Hadal ku dar
US